Ciidamada Dowlada oo Dhuusomareeb ku xiray Masuul katirsanaa Kooxda Ahlu Sunna

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in ciidamada Nabad sugida ay xabsiga dhigeen masuul katirsanaa kooxda Ahlu Sunna ee fadhigeedu yahay Dhuusomareeb, Ciidamada ayaa xabsiga dhigay Guddoomiyihii hore ee degmada Dhuusamareeb Axmed Macalin Cabdullaahi (Walad Cabdalla) xili uu kasoo baxay xarunta INJI oo ah halka ay degan yihiin hogaanka Ahlu Sunna. … Continue reading Ciidamada Dowlada oo Dhuusomareeb ku xiray Masuul katirsanaa Kooxda Ahlu Sunna